Musharax Madaxweyne oo sheegay in Taliska NISA laga diiwaan galinayo Xildhibaanada

Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo sidoo kale ah Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa sheegay in dadka doonaya in ay kamid noqdaan Xildhibaanada golaha shacabka ku qasban yihiin in ay tagaan xarunta NISA . Siyaasigan hadalka adag ayaa sidoo kale sheegay in in xubnaha guddiga doorashada lagu soo hUbiyay xarunta Taliska NISA sidoo kale xubnaha doonaya … Continue reading Musharax Madaxweyne oo sheegay in Taliska NISA laga diiwaan galinayo Xildhibaanada